Bulshada Soomaaliyeed oo looga digay barnaamijyada online-ka ah ee ay lacagta gelinayaan.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyinkii u dambeeyay waxaa dalka kusoo batay barnaamijyo online ah oo dadweynaha loogu sheegayo inay maalgelin sameeyaan si ay lacag uga helaan internet-ka.

Aqoonyahannada ku nool Magaalada Dhuusamareeb ayaa bulshada soomaaliyeed uga digay inaysan si fudud ugu shubin lacag app-yo ama barnaamijyo aysan si wanaagsan u aqoonin.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya