Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Dr Cali Xaaji Aaden ayaa Shir guddoomiyay kulan degdeg ah oo looga hadlayay ka hortagga iyo ka jawaabidda xanuunka Mpox oo Kusii faafaya qaar kamid ah dalalka Afrika.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa