Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culumada kunool Deegaanka Mubaarka ee Galbeedka Goobweyn ayaa ka codsaday Bulshada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dhismaha masajidka Deegaanka oo ay baahi weyn u qabaan dadka kunool Deegaanka Mubaarak oo dhawaan la hirgaliyey.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa