Bulshada Magaalada Kismaayo oo Loogu baaqey ilaalinta Biyo Mareenada.

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan looga hadlaayey sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka lagala kulmo Goobaha Biyo Mareenada ah ee biyahooda ku soo Rogmada Magaalada in biyo xireenada loo sameyey si aad ah loo adkeeyo si ay san Biyaha u Fadhiisanin wadooyinka iyo in Bulshada looga Baahan yahay Ka wada shaqeynta Nadaafada guud ee Magaalada si aaney uga dhalan Wasaqda cudurada faafa.

Waxaana kulanka oo shir Guddoominayey Guddoomiyaha Degmada Kismaya ka qeyb galey qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka Gudoomiyaasha Xaafadaha iyo qaar ka mid ah Bulshada Magaalada gaar ahaan Hooyooyinka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa

Audio Player