Bulshada Magaalada Kismaayo oo loogu baaqay Xoojinta Nabadda.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose oo kamida Magalooyinka Soomaaliyeed ee sida wayn u marti galiyay Dagaaladii sokeeye mudadii uu Dalku Burbursanaa ayaa waxa Marba Marka ka Dambaysa laga Dareemayaa Horumaro dhanka Nadada ah Taas oo ku timid iskaashi xoogan iyo wada shaqayn ka dhaxaysa laamaha Amniga iyo Bulshada Qaybaheeda kala duwan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa