Bulshada Magaalada Kismaayo oo bogaadiyay dhismaha marin biyoodyada laga hirgalinayo Kismaayo

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sodon Sano ka dib Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa laga hirgaliyay Wadooyin laami ah oo ay Baahi weyn u qabeen Bulshada ku nool Kismaayo.

Dhismaha Wadooyinka laamiga ah ayaa waxaa bar bar socday Goobo lagu talagalay in ay maraan Biyaha kuwaasi oo caqabad ku noqda xili Roobadka Dadka iyo Gadiidka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya