Bulshada Magaalada Dhoobley oo loogu baaqay in ay sameystaan xirfado Ganacsi.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barashada xirfadaha Farsamada gacanta ayaa muhiim ka ah Dunida aan joogno xiligan taasi oo qofka ka caawineysa in uu si fudud shaqo ku helo meel kaste oo uu tago.

Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose islamarkaana bartay xirfado ay ku ganacsadaan ayaa kawarbixiyay muhiimada ay leedahay in bulshadu ay sameysato xirfado ganacsi oo ay ku maareeyaan noloshooda iyo mida Qoysaskooda.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa warbixintan ku eegaya