Bulshada Magaalada Baydhabo oo loogu digey halista Cudurka Jadeecada.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurka Jadeecada wuxuu kamid yahay Cudurada Faafa ee inta badan ku dhaca Carruurta ka yar Shanta sano kaas oo halis ah mararka qaarna ay dhici karto in Carruur badan ay u dhintaan Cudurka Jadeecada.

Bulshada Soomaaliyeed ayaa dadka qaarkood Aaamin san yihiin in Talaalka Loogu talagalay Cudurkan aysan wax jir ahayn oo loogu tala galay in uu ka hortago halista Cudurkan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa