Bulshada Magaalada Baydhabo Oo looga digey in ay ka fogaadaan wax yaabaha keena Cudurka Tiifowga.

0
70

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Soomaaliya ayaa inta badan ka jirin Xaqiijinta Caafimaadka Cunada iyo Nadaafada oo iyadana ah mid liidata sodonkii sano ee la soo dhaafey,taasi ayaa keentey in dhashaan Cuduro badan oo Bulshada saameyn ku yeeshey.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya