Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Marko ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose ayaa sanadihii ugu dambeeyey waxey wadaan dadaalo ku aadan sidii wax looga qaban lahaa goobihii loogu adegaayay bulshada ku nool Degmadaasi.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya