Bulshada kunool magaalada Waajid oo si isxilqaan ah ku dhistay Aargada Degmada Waajid.

0
144

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Waajid Mohamed Moallim Yusuf ayaa bulshada Waajid uga mahadceliyay is xilqaanka lagu dhisay Aargada waxaa uuna ka codsaday in ay sii wadaan siku tashiga bulshada oo wax badan lagu qaban karo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa