Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cafisku waa Sifo la mahdiyo oo uu Alle siiyo qofka uu gob ka dhigo gobanimana ugu daro, Si Ilaahay u solon-siiyo Addoomadiisa ku sifaysan sifada suubban ayuu ku amray inay qaataan Cafiska.
Qaar ka mid ah musuliiyinta kunool magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay ugu baqeen bulshada in ay ku dadalaan in ay is cafiyaan.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa