Bulshada ku nool magaalada Garoowe oo walaac ka muujiyay nolosha qaaliga ah ee caasimadda Puntland

0
154

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku dhawaad 24 sano oo ay magaalo madax u tahay sagaal gobol oo mudug la isku dhaho dhan walbo hormar tanaaday ayaa ka taabo galay casimada puntland .

Marka laga yimaado horumarrada tanaaday ee dhinacyada badan taabanaayo ee ay ku tilaabsatay caasimada garoowe sido kale waxaa jiraa caqabado bar bar socdo kuwaas oo si maalinla ah ay ula kulmaan bulshada ku nool caasimada garowe

Bulshada ku nool magaalada garoowe ayaa sheegay inuu saamayn balaaran ku yeeshay Sara u kaca maciishada nolosha muhiimka u ah oo marba marka u danbeesa sii kordheysa.

Ganacsatada gaar ahaan kuwa keena alaabada ayaa dhankooda sababo isbiirsaday u aaneynaya sara u kaca maciishada.

Qiima kororka maciishada marka laga yimaado waxaa jira caqabado kale oo si maalinla ah ay bulshada ula kulanto qaab dhismeedka guryaha magalada loo dhiso waxa ay kamid yihiin daruufaha ay wajahaan dad waynaha ku nool garoowe.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya