Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley oo maanta u dabaaldagay maalinta 1baad ee ciidul Fidriga.

0
208

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa maanta si weyn u oogay Salaada Ciida kuwaasi oo siweyn iskugu soo baxay Wadooyinka Magaalada iyo Gobaha lagu nasto.

Hadaba caruurta iyo da’ayrtu sidey u ciideen waxa warbixin inoga diyaarisay Naxwo axmed kadiye.