Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wax soo saarka Beeraha ayaa Qeyb muhiim ah ka qaadan kara hadii si wanagasan looga faa’iideysto kor u kaca dhaqaale ee Dalkeena islamarkaana uu Dalkeenu awood u yeelin karo in uu dunida inteeda kale u dhoofiyo wax soo saarka Beeraha sidii uu barisamaadkii uu hodanka ugu ahaa dhoofka Khudaarta nocyadeeda kala duwan si gaar ah Mooska oo dhaqaale xogan ka soo gali jiray Dalka.
Qaar kamid ah Beeraleyda Degmada Dhoobley ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqaay in loo jeesto wax soo saarka Beeraha si loo gaadho horumar iyo isku filaansho dhanka cuntada ah.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa