Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa Caan ku ah Dhaqashada Xoolaha nool walo sanadihii danbe ay si weyn uu saameeyeen Abaaraha Dalkeena ku soo noqnoqday taasi oo jirta ayaa hadana Dadka Soomaaliyeed ayna sidii la rabay uga faa’iideeysan Xoolaha.
Qaar kamid ah Bulshada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Bulshada ku nool Dhoobley ugu baaqay in ay xooga saaraan Dhaqashada Xoolaha ee Habka Casriga si looga faa’iideysto wax soo saarkooda.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya