WARARKA Bulshada Ku nool Degaanka Dag-alima oo codsaday in loo keeno adeega koroontada. By admin - March 18, 2021 0 216 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Ku nool Degaanka Dag-alima ayaa codsaday in loo keeno adeega koroontada madaama in mudo ahba ay wajahayeen koronta la,aan kajirta Deegaanka. Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa. https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/03/warka-hamdi-dagelima-korantada.mp3