Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshadda ku nool Deegaanka Maxamuud Gacal ee gobalka Hiiran ayaa Dalbadday in deegaankaas laga hergeliyo goobo Waxbarasho, iyo kuwa Cafimaad maadama deegaankaasu uusan hore u laheyn Iskuulo iyo xarumo caafimaad.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya