Bulshada ku nool Deegaanka Farwaamo ee waqooyiga Kismaayo oo wajahaya duruufo adag.

0
104

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Deegaanka Farwaamo oo u dhexeeya Deegaanada Singaleer iyo Buula-guduud ee Gobalka Jubada Hoose ayaa wajahaya xaalad adag kadib markii uu Deegaanka uu ku soo fatahay Wabiga Jubba.

Dadkan danyarta ayaa horay uga soo Barakcay Deegaano kale oo ay ku qabsatay xaalad nolo xumo Qaar kamid ah dadkii ay xaladani adagi soo wajahday oo warbaahinta lahadlay aya kawarbixiyay sida ay xaaladoodu tahay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya