Bulshada ku nool Deegaanka Diif oo wajahaya xaalad adag oo la xidhiidha Roobka dayrta.

0
200

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guud ahaan Soomaaliya waxaa ay wajahaysaa xaalad adag oo ka dhalatay Roobabka wata daadadka iyo fatahaadaha Deegaanada iyo Degmooyinka Jubbaland ayaa ah kuwa uga daran ee sida ba’an u saameeyay daadadka iyo fatahaadaha roobka.

Deegaanka Diif oo hoos yimaada Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxa kamid tahay Deegaanada ay cabsida badan ka jirto islamarkaana uu saameeyay roobka deyrta ee Elnino waxaa ayna daadadka roobka saamayeen ganacsiga iyo guryahii hoyga ahaa.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya