Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaska ku nool Deegaanka Dhoobe oo ka mid ah Deeganada Hoos yimaado Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa wajahaya xaalado biyo yari iyagoo hada ay isticmaalaan biyo aay ka keensadaan meelo fog.
Qoysaskan oo ah kuwo isugu jira xoolo dhaqto iyo Beeraleey ayaa u baahan Ceel biyood dadka iyo duunyada ay isticmaalaan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa