Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Deegaanka Beer Cabdi Faarax ee Gobolka Galgaduud ayaa si isku tashi bulsho ah ku bilaabay dhismaha Iskuul waxbarasho, halka markii hore Carruurta ay wax kubaran jireen geed hoostiisa.
Iskuulka ayaa waxaa wax lagu baraa Carruur ka badan 200 oo Arday kuwaasi dhib badan ku qabay cadceeda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahinaya