Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Kallumaysatada Jubbaland ayaa sheegay in muhiim ay tahay in bulshadadu ay ka faa’iidaystaan fursadaha ganacsi ee dhanka kaluumaysiga iyo cunistiisiisaba isagoona sheegay in kallunka xeebaha Jubbaland loo iib geeyo dalka dibadiisa.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya