Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay ka qeyb qaadashada dhismaha Masjidka Al-hidaaya.

0
129

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masjidka Al-Hidaaya oo kuyaalo xaafada New Kismaayo ee duuleedka Magaalada Kismaayo oo markiisa horeba ahaa dhismihiisa jiingad ayaa waxaa sameeyn kuyeelatay dhismihiisa dabeeylo xoogan oo kajiray Magaalada Kismaayo.

Qaar kamid gudiga gacanta kuhaya dhismaha masjidka Culumaa’udin iyo odayaasha xaafadda New Kismaayo ayaa codsaday in laga qeyb qaato dhismaha masjidka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya