Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa mudooyinkii laso dhaafay waday dadaalo sare loogu qaadayo bilicda iyo nadaafada Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose oo dhinaca kale ay ka socdan dhismaha wadooyinka laamiga ah kuwaas oo waxbadan kusoo kordhiyay bilicda iyo Hormarka Ganacsi ee Magaalada.
Agaasimaha waaxda bilicda ee Degmada Kismaayo ayaa ugu baaqay bulshada ku nool Magaaladaasi inay maamulka kala shaqeeyaan bilic soo celinta magaalada.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya