Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Deegaanada Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa loogu baaqay inay ka faa’iidaysan Kheyraadka dabiiciga ah.
Agaasimaha Waaxda Kheyraadka dabiiciga ah ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland Maslax Mowliid Maxamed ayaa kawarbixiyay muhiimada ay leedahay in bulshada lagu dhiirogaliyo ka faa’iidaysiga Khayraadka dabiiciga ah ee dalkeena.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya