Bulshada Jubbaland oo looga digay cudurada ka dhalan kara biyaha wasaqaysan ee fadhiya waddooyinka.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiliyada uu roobka da’o waxaa wadooyiinka fariista biyo wasakheysan kuwaas oo mararka qaarkood ay caruurtu ku ciyaaraan islamarkana ay ka dhashaan cayayaanka noocyadiisa kala duwan oo ay qeyb ka tahay kaneecada.

Si bulshada loo wacyi galiyo islamarkana loogu baraarujiyo khataraha ka dhalan kara biyaha wasakhda ah ee wadooyiinka fadhiya ayaa maamulaha isbitaalada daryeel ee magaalada kismaayo wuxuu bulshada qeybaheeda kala faray in taxadar badan ay ka sameeyaan biyaha ka dhasha roobka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya