Bulshada Jowhar oo Walaac Xoogan ka Muujisay Fatahaada Wabiga.

0
168

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanada Ku xeeran Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Sanad walba Waxaa ka jira fatahaad uu sameeyo wabiga shabeele Taasi oo saameyn weyn ku yeesha Beeraleyda Jowhar.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa