Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay ka hortaga Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
34

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanad walba Ganacstada yo Beeraleyda Gobolka shabeellaha Dhexe wxaa saameyn lixaad Leh ku yeesha Abaarta iyo Fatahaadaha wabiga shabeelle kuwaasi oo sababa in uu sare u kac ku yimaada ganacsiga kale duwan iyo dalagyada qaar ee ka badbaado fatahaada.

Bulshada ku nool Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabele ayaa loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan ka hortaga Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Maxamed Cali Samow. ayaa kawaramaya