Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Magaalada Jowhar ayaa waxaa loogu baaqay in ay si weyn u ilaashadaan, u dhowraan, islamarkaana u horumariyaan luqadda afka hooyo ee Soomaaliga, taasoo ah astaanta ugu weyn ee dhaqanka iyo aqoonsiga ummadda Soomaaliyeed.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa