Bulshada Jowhar oo ka Hadlay sida looga qeyb qaadan karo bilicda Magaalada.

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku nool Magaalada Jowhar waxaa ay u badan yihiin Ganacsato, xoolo dhaqato iyo beeraleey kuwaasi oo aan ku mashquulin Bilicda iyo nadaafadda Magaalada in kastoo ay ku mashquuleen nolol maalmeeedkooda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa Warbixintan ku eegeysa