Bulshada Jasiiradda Madhaba ee gobalka Jubbada hoose oo cabasho ka muujiyay Biyo yari soo wajahaday

0
210

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Nolasha Bini’adamku waxa ay ku tiirsantahay heelida Caafimaad, Biyo Waxbarasho,Amni iyo wixi lamid ah hadii taasi uu heeli waayana way adag tahay nooloshu.

Jasiiradda Madhaba waxay kamid tahay Jasiirdaha ku yala Gobolka Jubbada Hoose waxa ku nol dad tiiro ahaan lagu qiiyaso 900 oo qoys oo xiligan la dalaa dhacayo duurufaha nolosha.

dad badan oo ku nool Jasiirdaha Madhaba ma haystaan waxyabaha aas-aasiga u ah noolasha bini’adamiga sida goobaha Waxbarashada, Caafimadka iyo ceel Biyood ay ka caaban biyaha.

Waxgaradka iyo odayaashada dhaqanka Jasiiradda Madhaba ee gobalka Jubbada hoose ayaa Warbaahinta uga warbixiyay xaalada guud ee Deegaanka iyo Biyo yarida kajirta.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa