Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul insaanka Dowladda Jubaland marwo
Cadar Cabdullaahi ayaa Hay’addaha kahowlagala degmada Doolow kulan deg-deg ah la qaadatay,
waxana looga hadlay cabsi xoogan oo laga qabo in Gobalka Gedo ka da’o Roob xoogan maalmaha ina soo aadan oo ka badan cadadii la sugayey taas oo ka dhalan karta Fatahaado,iyo daadadka ElNiño.
Kulankaan ayaa looga hadlay in ay Hay’addaha ka qeyb qataan sii faafinta Wararka Roobkaan iyo fatahaadaha webiyadda si bulshada u taxadarto.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya