Bulshada galmudug oo loogu baaqay joojinta takoorka bulshada dhexdeeda ah

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo qaar ka mid ah bulshada ay la kulman takoor bulsho ayaa Dayib Guumbe Cali iyo Diib shiiq Mohammed oo ka mid ah ururadda u dooda Xuquuqda aadanaha ayaa Bulshada Galmudug ugu baaqay joojinta takoorka bulshada dhexdooda ah si looga dheerado Dhibaatooyin bulshada qaar soo gaara, bulshada qaar ayaa ka kulma takoor bulsho sida faquuqa iyado looga sameeyo goobaha kala duwan ee bulshadu ku kulanto.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya