Bulshada Farlibaax oo ka wada hadlay baahiyaha ka jirta Degmadaasi.

0
96

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Far-libaax  ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan  looga hadlay sidii wax loogu qaban lahaa dadka danyarta iyo kuwa ay abaaruhu saameeyeen kuwaas oo ku nool magaalada farlibaax iyo deegaanada hoos yimaada.

Kulan waxa goob joog ahaa wasiiro ka socday maamulka Hirshabeele, odayaal, Dhalinyaro, Haween, iyo qayb kale ee bulshada.

Cabdiqani Sheekh Cali.ayaa kawaramaya