Bulshada Dhuusamareeb oo soodhaweeyey furista biyo mareenada Magaalada.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka Magaalada Dhuusamareeb oo aragtidooda ka dhiibtay howl-galka ay maamulka Caasimaddu ku furayaan kannaallada biyuhu maraan oo hore u xirmay ayaa bogaadiyay waxaa ay sheegeen in dhibaato lagu qabay daadadka kusoo rogmada xilliga roobabka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa