Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gargaarka deg dega ah waa daryeel Caafimaad oo la siiyo bukaanka inta aan la gayn goob caafimaad ama aan loo geeynin aqoonyahan Caafimaad.
Waxana lagama marmaan ah in qofkasta uu yaqaano Gar gaarka deg deg ah si uu kaalmo gaaban u siiyo bulshada kuwada dhibaataysan Dr Cabdirizaq Axmed Maxamuud oo ah madax gar gaarka deg degga ee bishacas ee Magaalada Dhusmareeb ee caasimada Galmudug ayaa ka hadla muhiimada ay leedaha in labarto gar garka deg degga ah.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya