Bulshada Dhuusamareeb oo looga mahadceliyay kaalintooda furitaanka waddooyinka.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku xigeenka Magaalada Dhuusamareeb Cabdisamad Salaad Aadan oo ka hadlayey halka uu marayo qorshaha furista wadooyinka Magaalada ayaa bulshada Caasimada waxaa uu uga mahadceliyey sida ay maamulka garab uga siyeen howlaha furista wadooyinka xiran iyo bixinta wadooyin cusub.

Maamulka Dowlada Hoose ee Dhuusamareeb oo fulinaya qorshaha dhismaha Magaalada ayaa malmihii danbe waday howlgalo lagu furayey wadooyinka iyo bixinta wadooyin cusub oo aan horey u jirin.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa