Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaradda isbedelka cimilada iyo horumarinta reer miyiga Dowlad Goboleedka Galmudug Daahir Cusmaan Maxamed ayaa Magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka furay tababar Ku saabsan kor u qaadista Laqabsiga isbadalka cimilada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa