Bulshada Dhusmareeb oo loogu baaqay inay ka fogaadan goobaha Nadaafaddodu hoosayso.

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuduwaha wasaaradda Caafimaadka Galmudug ee Magaalada Dhusmareeb Dr Abdirahman Cabdulahi Cabdi ayaa bulshada ugu baaqay inay la fogaadan goobaha Nadaafaddodu hooseyso si loo helo bulsho Cafimaad qabta.

Dhanka kale iskuduwaha  ayaa bulshada la wadaagay talooyin ku aadan in ay ka digtoonaadan dhibaataaada Caafimaadka darro ee ka dhalan karta biyaha wasaqysan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa