Bulshada Dhoobley oo soo dhaweysay Horumarka ganacsiga ee Magaalada

0
159

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ah Magaalo xudeed islamarkaana ah kamid ah Maagaaloyinka soo koraya ee Dalkeena ayaa xilagan waxaa ka jira Horumaro baladhan oo dhanka ganacsiga iyo Dhismayaasha ah.

Ganacsatada iyo bulshada Degmada Dhoobley ayaa si wada jir u bogaadiyay Horumarada xoggan ee ka socday Magaalada Dhoobley iyagoona ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed in ay ka faa’iideystaan fursadaha ganacsi ee ka jira Degmada maadamo ay tahay Magaalo soo kooreysa islamarkaana ay ku taalo goob istiratiji ah kuna wanagasan Dhanka ganacsiga.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya