Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa maalin malinta ka danbeysa Magaalada ku soo kordhinaya Ganacsiyo kuwaasi la jaanqaaday Magaalooyinka kale Dalka.
Magaalada Dhoobley ayaa markii ugu horeysay laga hirgaliyay Madbacad sameysa Qeybaha kala duwan ee Boodhadhka Risiidada Xarumaha Ganacsi iyo sido kale Buufinta Dharka Isboortiska.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya