Bulshada Dhoobley oo si weyn u isticmaasha Cuntooyinka dabiiciga ah ee ka baxa Dalka .

0
299

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa siweyn u isticmaala cuntooyinka dabiiciga ah ee ka baxa dalka, dada badan aya la il daran xanuuno kala duwan oo saameyn muuqato ku yeelataey hab noolaledkooda.

Dhaqatiirta waxay in badan lawaadagaan dadka talooyinka caafimaad si aya uga fooginaadaan qatarta caafimaadkooda iyo nooloshooda ku iman kara, inta badan dadka ayaa cuna cuntooyinka dabiicga ah sii aya uga hortagan xanunada laga qaado cuntada aan dabiciga ahayn.

Maxamuud xussein oo kamid ah dadka ku nool Magaalada Dhoobley oo aan wareysi la yeelanay ayaa inoo sheegey in uu markasto jacelyahay in uu isticmaalo cunooyinka dalka ka baxa.

Cabdinasir Bashir Shiide wuxu kamid yahay dhaqatiirta Magaalada Dhoobley waxaan weydiiney fa’iidooyinka caafimaad ay leedahay cuntooyinka dabiiciga islamarkaana waxaa uu ugu baqay bulshada in ay ku dadalan isticmaalka cuntada dabiiciga si ay uga badbaadaan xanuuno badan.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa