Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Inta badan marka la gaaro xilli roobaadka waxaa soo bataa biyaha wasaqeysan ee jiifa wadooyinka kuwaasi ay nadaafad daro ka dhalan karto saameyna ku yeelan karta bulshada.
Hadaba dr muse abdi garas oo ka howl gala isbitaalka kaafi ee degmada Dhoobley ayaa bulshada degma dhoobley ugu baaqay ilaalinta nadaafada guud ee degmada si loo yareeyo caafimaad darada ka dhalan karto.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan inoo eegaya.