Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nadaafad darada ayaa bulshada u horseedi karta xanuuna kala duwan taasi oo ay keeneeso bacteria ka dhalato Wasaqda.
Bulshada inteeda badan ayaan ku buraarugsaneen ahmiyada ay leedahay Nadaafada taasi oo sababta in dadka qaar ay qashinka iyo wasaqda dhigaan Wadooyinka ay si guud u isticmaalaan Bulshada.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya