Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxaa sanadahii danbe ku soo badanayay dad barakacayaal ah, Qaar kamid Ganacsatada Magaalada Dhoobley ayaa bulshada inteeda kale ugu baaqay in la caawiyo dadkai Danyarta ah ee ku nool Degmada.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya