Bulshada Dhoobley oo loogu baaqay in Caafimaadkooda la socdaan.

0
26

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo ay jiraan xarumo caafimaad oo si bilaash ah ay dabiib caafimaad ugu heli karaan bulshada ayaa hadana waxaa jira dad badan oo aan booqanin xarumahaasi si ay ula socdaan xaaladahooda caafimaad.

Qaar kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgasha xarumaha caafimaadka ee Degmada Dhoobley ayaa bulshada ugu baaqay in ay booqdaan xarumaha caafimaadka si ay ula socdaan xaladahooda caafimaad si ay u helaan daryeel caafimaad.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya