Bulshada Dhoobley oo loogu Baaqay in ay ka Qeyb Qataan Horumarinta Dhaqaalaha Degmada.

0
170

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aqoonyahanada ku nool Degmada Dhoobley ayaa sheegey in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo xoo jinta dhaqalaaha oo laf dhabar u ah Horumarinta bulshada Maadamo Magaaladu tahaye Magaloo xududeed kulmisay bulsho badan, dhalinyarada aqoonyahanada ee bartey cilmiga dhaqalaha ayaa Bulshada Dhoobley ugu baaqay in ay ka qeyb qataan horumainta dhaqaalaha iyo kor u qaadista bilicdaa Degmada.

Naxwo Axmed kadiye.ayaa kawarrameysa