Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo la gu guda jiro bisha barakaysan ee ramadaan ayna jiraan qoysas badan oo aan heysan wixii ay ku afuri lahaayeen ayaa waxaa bulshada ku nool Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose gaar ahaan dadka wax heysta loogu baaqay in ay caawiyaan dadka danta yar ee ku nool Dhoobley Madaamo lagu jiro bil barakaysan islamarkaana ay wanaagsan tahay in wax la bixiyo.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya