Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dibi heshiisiintu ayaa leh ahmiyad aad u weyn iyadoo loo arko in dadka soomaaliyeed loo sameeyo dibu heshiisiin si loo gaaro horumar ay dadka kuwada noolaadaan.
Qaar kamid ah bulshada ku nool Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay kaalinta dibu heshiisiinta ee Horumarinta Nabadda.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa